Goobjoog

Baarlamaanka Soomaaliya oo 15 maalmood fasax galay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Jaamac, ayaa sheegay in Baarlamaanka uu gelayo 15 maalmood oo fasax ah, isla markaana dib-u-habeyn lagu sameynayo xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa. Guddoomiye…

Baarlamaanka Soomaaliya oo 15 maalmood fasax galay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Jaamac, ayaa sheegay in Baarlamaanka uu gelayo 15 maalmood oo fasax ah, isla markaana dib-u-habeyn lagu sameynayo xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.

Guddoomiye Jaamac ayaa sidoo kale sheegay inuu ka kacayo miiska shir-guddoonka, maadaama Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu safar galay, isaga oo sheegay inuu yahay kusimaha Madaxweynaha.

Wuxuu intaas ku daray in kulamada guud ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay sii shir-guddoomin doonaan guddoomiye ku-xigeennada, inta uu isaga ku guda jiro waajibaadka kusimaha Madaxweynaha.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments