Goobjoog

Books & Writers

Literature, Culture, and the Written World

"Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO) ayaa bilaabay dadaal cusub oo lagu ilaalinayo laguna keydinayo dhaxalka taariikhiga ah ee dalka, gaar ahaan dukumiintiyada iyo kaydka muhiimka ah ee xambaarsan taariikhda Soomaaliya."

Jun 09, 2026
Dhaqanka & Buugta
Akhris 3 daqiiqo ah

Dhaqanka & Buugta

All

Xeerarka Doqoniimada Dadka

Xikmaawiyiinta dunidu waxay ka tageen dhaxal suugaaneed iyo mid qoraal oo qeexaya cudurka doqoniimada, oo ah mid dawadiisa lagu dawakhay. Waxa la yidhi, “Caruurnimada waa laga weynaadaa, fudaydka waa laga…

May 23, 2026

CALEEMASAARKII UGAASKA “CURADKA HAWIYE”

Hordhac Caleemasaarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde ayaa ka dhacay magaalamadaxda dalka ee Muqdisho, 25kii Abriil 2026. Muqdisho, oo taariikh ahaan martigelisay dhacdooyin waaweyn oo siyaasadeed, kuwo…

Apr 26, 2026

Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas xaashi ugaas faracadde oo maanta Muqdisho lagu caleemasaaray

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah loogu caleema-saaray Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, ka dib munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kamid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya Mudane XasanSheekhMaxamuud, siyaasiyiin hore, madax dhaqameed ka kala yimid inta badan gobollada dalka iyo dibedda, ganacsato, Culimo, iyo marti sharaf kale

Apr 25, 2026