Goobjoog

Cabdullaahi Goodax Barre oo Xil Looga Magacaabay Hey’adda Maareynta

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed Maxamud Macallin ayaa lataliye sare u magacaabay Cabdullahi Qoodax Barre oo ah rugcaddaa siyaasi ah oo dalka ka soo qabtay xilal fara badan. C/llaahi…

Cabdullaahi Goodax Barre oo Xil Looga Magacaabay Hey’adda Maareynta

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed Maxamud Macallin ayaa lataliye sare u magacaabay Cabdullahi Qoodax Barre oo ah rugcaddaa siyaasi ah oo dalka ka soo qabtay xilal fara badan.

C/llaahi Goodax Barre waa siyaasi, waxaana uu xilal kale duwan kasoo qabtay dowladda federalka ah ee Soomaaliya, isaga oo noqday Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumaddii Kheyre.

Sanadkii 2014-kii ayuu soo noqday wasiirka arrimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta, xilliguu uu ahaa Ra’iisulwasaaraha C/weli Maxamed Cali intii u dhaxeysay 2014 ilaa 2016 oo madaxweyne ahaa Xasan Shiikh.

May be an image of text

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments