
Falanqayn: Buugga “Aargoosiga Juqraafiga”
Buugga “The Revenge of Geography: What the Map Tells Us About Coming Conflicts and the Battle Against Fate” waa dhigaal soo baxay sannadkii 2012, waxaana qoray Robert D. Kaplan. Waa…
Oct 02, 2026

Soomaaliya iyo UNESCO oo Bilaabay Qorshe Lagu Dhowrayo Keydka Taariikhiga ah ee Dalka
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO) ayaa bilaabay dadaal cusub oo lagu ilaalinayo laguna keydinayo dhaxalka taariikhiga ah ee dalka, gaar ahaan dukumiintiyada iyo kaydka muhiimka ah ee xambaarsan taariikhda Soomaaliya.
Jun 09, 2026

Sheekafaneedda Odayga iyo Badda: Tamarta Aadanaha iyo Tashiilka Ereyga
Qisada qoritaanka sheekada iyo duruuftii ku hareeraysnayd ayaa ah mid xiiso leh. Masraxa suugaanta ee qarnigii 20aad, shakhsiyaad yar ayaa yeeshay saamayn la eg midda Erneest Heemginway (Ernest Hemingway). Si…
Jun 01, 2026

Xeerarka Doqoniimada Dadka
Xikmaawiyiinta dunidu waxay ka tageen dhaxal suugaaneed iyo mid qoraal oo qeexaya cudurka doqoniimada, oo ah mid dawadiisa lagu dawakhay. Waxa la yidhi, “Caruurnimada waa laga weynaadaa, fudaydka waa laga…
May 23, 2026