Goobjoog

Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo Loo Xiray Xatooyo Hanti Dadweyne

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Warsaxaafadeed kasoo baxay waxaa lagu sheegay in lasoo xiray saraakiil ka tirsan wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne, arrintaan ayaa…

Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo Loo Xiray Xatooyo Hanti Dadweyne

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Warsaxaafadeed kasoo baxay waxaa lagu sheegay in lasoo xiray saraakiil ka tirsan wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne, arrintaan ayaa waxaa ay qeyb ka tahay la dagaalanka waxyaabaha loogu yeero Musuqmaasuqa oo dowladdu ku dhawaqday.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments