Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday Safaarada Dowlada Sacuudiga ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,
Taliyaha ayaa waxaaxarunta Safarada ku soo dhaweeyay Safiirka Dowlada Sacuudiga u fadhiya Muqdisho, Mudane. Danjire. Axmed Bin Maxamed Almowallad.
Ujeedka Kulanka ayaa ahaa Sidii Safarada Sacuudiga ay uga qeybqaadan laheyd garab istaagga dhismaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyada oo Taliyuhu uga mahadceliyay safiirka soo dhaweynta diiran.




From the comments