Goobjoog

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle. kulanku ayaa laga hadlay sidii Jubbaland looga hirgalin lahaa xarunta Qaran…

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle.

kulanku ayaa laga hadlay sidii Jubbaland looga hirgalin lahaa xarunta Qaran ee Gurmadka deg dega ah taas oo maanta la dhagax dhigay iyo sidii deegaanada khawaarijta laga xoreenayo loo gaarsiin lahaa gurmad iyo gargaar raashin ah oo dhameystiran, si lamid ah sida gobolada kale ee dalka ay u gaarsiisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka.

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments