Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in goordhaw ay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay goordhaw la wareegeen deegaanka Alkowthar.
Deegaanka Alkowthar ayaa kamid ahaa farisiimaha ay mudada dheer ku lahaayeen gobalka ururka alshabaab, waxaana hadda gacan ku haynta deegaanka la wareegay ciidamada dowladda Soomaaliya.
Taliyaha Ciidanka xoogga General Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in alshabaab kuu ku sugnaa deegaanka Alkowthar ay isaga baxeen deegaanka.




From the comments