Dambi baarayaasha dowladda Maraykanka ayaa xabsiga u taxabaay Yuusuf Cabdi Cali oo kamid ahaa saraakiishii ciidamada xoogga ee dowladda Kacaanka.
Yuusuf oo ku magic dheeraa Tuke ayaa xabsiga loo taxaabay ayadoo lagu eedeyay in uu ka qayb galay tacadiyo ka baxsan xuquuqda aadanaha oo ka dhacay gudaha Soomaaliya intii lagu gudajiray 1980-meeyadii.
Tukeh waxa uu ahaa Taliyaha Guutada Shanaad ee Waqooyi Galbeed Soomaaliya (Somaliland), intii u dhaxeysay qiyaastii May 1987 ilaa Luulyo 1988-kii ee dowladddii Maxamed Siyaad Barre.




From the comments