Goobjoog

Wasaaradda arrimaha gudaha oo daahfurtay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka ah ayaa maanta magaalada Muqdishi ka daahfurtay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha…

Wasaaradda arrimaha gudaha oo daahfurtay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka ah ayaa maanta magaalada Muqdishi ka daahfurtay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshisiinta Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa daahfuray wasiirka Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallim Fiqi, waxaana ka qaybgalay wasiirada arrimaha gudaha ee dowlad goboleedyada iyo howlwadeenadooda iyo gobolka Banaadir, waxaana lagu falanqeynayaa arrimaha dowladaha hoose.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments