Goobjoog

Wasiirka Ganacsiga oo ugu baaqay wasaaradaha ay quseeyso in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab

Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in shatiga ganacsiga lagala noqon doono ganacsatada la helo in ay xiriir la leeyihiin ururka alshabaab. Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in wasaaradda ay ku baaqayso …

Wasiirka Ganacsiga oo ugu baaqay wasaaradaha ay quseeyso in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab

Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in shatiga ganacsiga lagala noqon doono ganacsatada la helo in ay xiriir la leeyihiin ururka alshabaab.

Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in wasaaradda ay ku baaqayso   in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments