Goobjoog

Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin oo loo magacaabay taliyaha booliiska G. Banaadir

Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Cabdi Maxamed Xijaar, ayaa Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, u magacaabay taliyaha qaybta guud ee booliiska gobalka Banaadir. Gaashaanle sare Mahdi Cumar ayaa horay u soo…

Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin oo loo magacaabay taliyaha booliiska G. Banaadir

Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Cabdi Maxamed Xijaar, ayaa Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, u magacaabay taliyaha qaybta guud ee booliiska gobalka Banaadir.

Gaashaanle sare Mahdi Cumar ayaa horay u soo hoggaamiyay taliska NISA ee maamulka Galmudug, waxaana hadda loo soo wareejiyay booliiska gobalka Banaadir.

Taliayaha cusub ayaa baddali doono Allaah u naxariistee Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole ), oo isbuuc ka hor ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay Basra.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments