Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed, ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey Cali Xuseen Cumar oo ka tirsanaa oo kasoo goostay Al-shabaab, kadibna isku soo dhiibay ciidanka dowalddda ee ku sugan Baay.
Cali 9 Sano ah ayuu ka tirsanaa Al-shabab, isagoo u qaabilsana jabhadda,warbaahin ciidanka dowladda ayuu u sheegay sababta ‘’Waxaan udkeysan Waayey go’odoonka Al-shabab ku jiro Waxaan go’aansadey in qoyskeyga dib u la midoobo,,.
Dhanka kale saaxibadiisa ku jira Kooxda Al-shabab ugu baaqey in isku dhiiban ciidanka xoogga dalka, waxaana uu sheegay in si wanaagsan loo soo dhoweeyay markii uu isku soo dhiibay ciidanka, isagoo kasoo shaqeeyay gobollo kale 9-kii sano.




From the comments