Ugu yaraan 33 qof ayaa dhimatay kadib markii weerar ay kooxa hubaysan ku qaadeen magaallo ku taalla bariga dalka Congo.
Dilka dadkaan ayaa la sheegay in ay ka dambeeyaan koox maleyshiyaad ah oo lagu magacaabo CODECO.
Dadkaan ayaa lagu weeraray gudaha magaalada Mongbwalu ee gobolka Ituri ee dalka Congo.




From the comments