Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee aasaaska Puntland, wuxuu Garoowe ka daah-furay 4 mashruuc oo isugu jira Wadooyin Laamiyo ah iyo qorsheyaasha Cagaarinta, Iftiiminta iyo nashaqdeynta magaalada.
Mashaariicda lagu horumarinayo Caasimadda ee saaka Madaxweyaha Puntland daah-furay ayaa kala ah :-
* Xarig jarka Waddada laamiga ee cusub ee jidka 30ka oo si casri ah loo dhisay.




From the comments