Waxaa sare u kac xooggan uu ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka noocyadiisa kala duwan ee suuqyada magaalada Berbera, kaas oo hadda aad uga sareeya qiimahii hore ee la iibin jiray.
Sababta arintaan keentay ayaa lagu sheegay dabaylo xooggan oo xilligaan badda ka jira, islamarkaana ay yaraadeen doomihii badda u kaluumaysi tagi jiray.
Goobjoog oo booqatay Qaar mamid ah Goobaha lagu iibiyo kaluunka ee kuyaala magaalada Berbera, ayaa waxaa ganacsatada kalluunka iibisa ay uga waremeen sida ay u wajahaan bad xiranka iyo xilliyada uu suuqa hoos u dhac uu ku yimaado.




From the comments