Wararka naga soo gaaraya Beledxaawo ayaa sheegaya inuu socdo dagaal u dhaxeeya ciidanka nabad sugidda iyo shacabka deegaanka.
Goobjoogeyaal la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in dagaalka uu dhacay kadib markii ciidamo ka socda nabad sugidda ay xireen odeyaal, kadibna ay shacabku ka falceliyeen taasi oo keentay dad badan, halka la gubay saldhigga iyo goobo ganacsi.
“Shacab careysan ayaa taliska nabadsugidda deganaayeen weeraray, xarunta degmada waa gubanaeysaa, taliyaha gaarigiisa waa la gubay, arrinta dhaceysa waa mas’uuliyad darro”, sidaasi waxaa yiri Col. Magaciisa qariyey.




From the comments