Khilaaf labada dhinac soo kala dhex galay ayaa horay dowladdii Farmaajo u Mamnuuday khaadka Kenya in la keeno, balse taas baddalkeed talka la keeno khaadka Itoobiya oo la sheegay in mashruucaas uu soo xirtay nin la dhashay Madaxweyne Farmaajo.
Wasiirka beeraha Kenya Peter Munya ayaa saxaafada u sheegay in dhoofintaasi ay dib u bilaabmi doonto laba todobaad gudahood markaas oo labada hogaamiye ay saxiixi doonaan heshiis ganacsi oo rasmi ah.
Duulimaadyada tooska ah ee labada dal ayaa sidoo kale lagu wadaa inay dib u bilaabmaan si badeecada si toos ah loogu duuliyo Soomaaliya, ayuu yiri wasiirka.
Goobjoog News




From the comments