Goobjoog

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Amray Dib u Firidda Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde

Wasiirka amniga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in dib loo furo Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasiirka in laga…

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Amray Dib u Firidda Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde

Wasiirka amniga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in dib loo furo Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasiirka in laga salgaaray sababihii keenay in la xiro Tarminalka, maadaama laga fuliyo adeegyo muhiim u ah garoonka.

May be an image of text

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments