Goobjoog

Marcon Oo Loolan Adag Wajahay, Akhriso Natiijada Wareegga Labaad Doorashada Faransiiska

Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa loolankii ugu adkaa ee doorashada kala kulmaya haweenayda u sharaxan xisbiga midigta fog ee Le Pen. Macron ayaa hogaaminaya natiijada horu dhaca ah ee doorashada madaxtinimo…

Marcon Oo Loolan Adag Wajahay, Akhriso Natiijada Wareegga Labaad Doorashada Faransiiska

Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa loolankii ugu adkaa ee doorashada kala kulmaya haweenayda u sharaxan xisbiga midigta fog ee Le Pen.

Macron ayaa hogaaminaya natiijada horu dhaca ah ee doorashada madaxtinimo ee Faransiiska wareeggeeda labaad isagoo helay 27.7%, iyadoo Le Pen ay heshay 23.97% waxaana ay ku so baxday kaalinta labaad, halka kaalinta seddaxaad uu galay Jean-Luc Melenchon oo heley 21.7%.

Waxaa sidaas wareegga seddaxaad ee doorashada Faransiiska ugu soo gudbay Marcon iyo Le oo labadaba hadda ku loolamaya madaxtinnimada dalkaas.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments