Goobjoog

FEIT Oo Shaacisay Dib u Celinta Doorashada 4 Kursi uu Ku Jiro Midka Fahad Yaasiin

Guddiga doorashooyinka heer Federaal FEIT ayaa ku dhawaaqay in dib loogu celiyo doorashada afar kursi oo kala ah HOP#154, HOP#103, HOP#086 iyo HOP#204. Kuraastaan ayay guddigu sheegeen in aan loo…

FEIT Oo Shaacisay Dib u Celinta Doorashada 4 Kursi uu Ku Jiro Midka Fahad Yaasiin
Guddiga doorashooyinka heer Federaal FEIT ayaa ku dhawaaqay in dib loogu celiyo doorashada afar kursi oo kala ah HOP#154, HOP#103, HOP#086 iyo HOP#204.
Kuraastaan ayay guddigu sheegeen in aan loo marin habraacii rasmiga ahaa ee loogu talagay doorashada sidaas darteedna loo baahan yahay in dib loogu noqdo doorashada afartaas kursi.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments