Goobjoog

Farmaajo iyo Maamulkiisa oo Xermooyin Shidaal La Saxiixday Shirkadda Coastline

Talaabo lagu tilmaamay mid qariskatuurnimo ah, Farmaajo iyo maamulkiisa ayaa heshiis shidaal la saxiixday shirkadda Coastaline. Ilaa 7 xirmo ayuu sheegay wasiirka Batroolka Cabradhiid in la kala saxiixday, iyada oo…

Farmaajo iyo Maamulkiisa oo Xermooyin Shidaal La Saxiixday Shirkadda Coastline

Talaabo lagu tilmaamay mid qariskatuurnimo ah, Farmaajo iyo maamulkiisa ayaa heshiis shidaal la saxiixday shirkadda Coastaline. Ilaa 7 xirmo ayuu sheegay wasiirka Batroolka Cabradhiid in la kala saxiixday, iyada oo horay uu Farmaajo u joojiyay in dowladda aaney geli karin wax heshiis ah.

 

Image

Image

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments