Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#126, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo.
Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) & Cabdiraxmaan Macalin Xuseen.
Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa ku guuleystay kursiga HOP#126, ee Golaha Shacabka , kadib uu helay 74 cod, halka musharixii la tartamayay ee Cabdiraxmaan Macalin Xuseen 21 cod .




From the comments