Midowga musharxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey go,aankii golaha wasiirrada Soomaaliya dib ugala laabteen in Ururka ONLF uu yahay Urur Argigixiso, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Arrimaha Amniga
Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Go’aankii ONLF Looga Saaray Liiska Argagixisada
Midowga musharxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey go,aankii golaha wasiirrada Soomaaliya dib ugala laabteen in Ururka ONLF uu yahay Urur Argigixiso, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee…
Goobjoog Newsletter
Ka hel Goobjoog wixii cusub.
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.




From the comments