Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#111, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo.
Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabaas Cali Ibraahim iyo Aadan Mursal Cadow.
Cabaas Cali Ibraahim ayaa ku guuleystay kursiga HOP#111 ee Golaha Shacabka , kadib markii uu helay 79 cod halka musharixii la tartamayay ee Aadan Mursal Cadow uu helay 17 cod.




From the comments