Ra’iisul wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry ayaa la sheegay in uu ka badbaaday isku day dil kaas oo la doonayay in lagu khaarajiyo xilli uu ku gudaha jiray dabaal dagga todobaadka xoriyadda dalkaasi.
Ariel ayaa la sheegay in ay soo weerareen kooxa hubeysan kuwaas oo qorsheynayay in ay dilaan ra’iisul wasaaraha sida ay ku warantay warbaahinta dalkaas.
Mr Ariel Henry ayaa qorshaha dilka ah ka bad baaday shalay oo isniin aheyd xilli uu ku sugnaa goob kaniisad ah oo uu kaga qeyb galayay munaasibadda dabaal dagga isbuuca xoriyadda dalkiisa.




From the comments