Marlow Ramsey Carson oo ah muwaadin mareykan ah ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka kadib markii lagu soo eedeyay in uu ka dambeyay dilka muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan lagu dilay dalka Mareykanka.
Eedeysane Marlow ayaa maxkamadda Minneapolis ka hor qirtay in uu ka dambeyay dilka muwaadin soomaaliyeed oo lagu magacaabo Liibaan.
Garsooraha maxkamadda ayaa amray in xabsiga lagu sii haayo eedeysanaha inta ay ka soo dhamaanayaan cadeymaha.




From the comments