Goobjoog

Akhriso: Ardey Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Ardey, dadweyne jidka socday iyo qaar AMISOM ah ayaa ku geeriyooday qarax saaka ka dhacay inta u dhaxeysa KM4 iyo Taribuunka ee degmada Hodan, Muqdisho. Ugu yaraan sideed qof ayaa…

Akhriso: Ardey Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Ardey, dadweyne jidka socday iyo qaar AMISOM ah ayaa ku geeriyooday qarax saaka ka dhacay inta u dhaxeysa KM4 iyo Taribuunka ee degmada Hodan, Muqdisho.

Ugu yaraan sideed qof ayaa ku geeriyooday qarax halka dhaawacyada ay kor u dhaafayaan ilaa todobo iyo toban, waxaana weli socda kala saarista.

Al-shabaab, oo ah koox islaamiyiin ah oo ka dagaalanka gudaha Soomaaliya ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax iyada oo intaas raacisay in ujeedka ahaa AMISOM.

Image

Image

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments