Maamulka Koonfur galbeed ayaa soo saaray liiska ilaa 11 kursi oo ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo lagu tartami doono.
Kuraasta ayaa kala ah: #HOP193, #HOP041 , #HOP042 , #HOP171 , #HOP154 , #HOP180 , #HOP171, #HOP182, #HOP103 , #HOP213 , iyo #HOP189.
Arrintan ayaa timid kadib markii Galmudug ay ku dhawaaqday in la galayo ilaa 5 kursi oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ah.




From the comments