Goobjoog

ICJ Oo Shaacisay Saacadda Ay Ku Dhawaaqeyso Go’aanka Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya

Maxkamadda cadliga adduunka ICJ, ee fadhigeedu uu yahay dalka Holland ayaa shaacisay saacadda ay ku dhawaaqeyso kiiska dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo kenya. ICJ oo horay u shaacisay kadib dhageysiga…

ICJ Oo Shaacisay Saacadda Ay Ku Dhawaaqeyso Go’aanka Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya
The International Court of Justice (ICJ), principal judicial organ of the UN, holds public hearings from 2 to 6 December 2019 in the cases concerning Appeal Relating to the Jurisdiction of the ICAO Council under Article 84 of the Convention on International Civil Aviation (Bahrain, Egypt, Saudi Arabia and United Arab Emirates v. Qatar) and Appeal Relating to the Jurisdiction of the ICAO Council under Article II, Section 2, of the 1944 International Air Services Transit Agreement (Bahrain, Egypt and United Arab Emirates v. Qatar) at the Peace Palace in The Hague, the seat of the Court. The hearings focus solely on the merits of the cases. Session held under the presidency of Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf, President of the Court. The CourtÕs role is to settle, in accordance with international law, legal disputes submitted to it by States (its Judgments are final and binding) and to give advisory opinions on legal questions referred to it by authorized UN organs and agencies.

Maxkamadda cadliga adduunka ICJ, ee fadhigeedu uu yahay dalka Holland ayaa shaacisay saacadda ay ku dhawaaqeyso kiiska dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo kenya.

ICJ oo horay u shaacisay kadib dhageysiga dacwadda in 12 October ay go’aanka ku dhawaaqeyso ayaa maanta shaacisay saacadda ay go’aanka soo saareyso.

Kiiskan oo shacabka Soomaaliyeed ay rajo weyn ka qabaan ayey maxkamaddu sheegtay in ay ku dhawaaqeyso beri galab marka saacadda geeska Afrika ay tahaya  3:00 galabnimo.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments