Xilli Abiy Axmed uu wajahayo eedeymo xusuuq oo dhan ah Tigeyga ayaa warbaahinta afka dheer ee CNN waxaa ay baahisay in diyaaradda Itoobiya ay hub u kala gooshisay Adis Ababa, Asmara iyo xataa Massawasi loogu isticmaalo dagaalka ka dhanka ah Tigeyga.
Sida lagu sheegay warbixinta, diyaaraddan oo ah mid ka mid ah diyaaradaha ugu faa’ido sameynta badan Afrika waxay hub u kala qaaday labada dal todobaadka ugu horeeyey ee November 2020.
Arrintan ayaa kusoo aaday xilli Abiy Axmed, ra’isul wasaaraha Itoobiya uu markii 2-aad isu caleemo saaray hoggaanka dalkaasi.




From the comments