Goobjoog

Lix Kamid Ah Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Maanta La Dooranayo

Waxaa maanta o Arbaca ah magaalada Muqdisho lagu dooranaya Lix kursi oo ka mid ah 11-ka kursi ee Aqalka sare Somaliland ay ku leedahay. Musharixiintaan ayaa gaaraya illa iyo 13…

Lix Kamid Ah Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Maanta La Dooranayo

Waxaa maanta o Arbaca ah magaalada Muqdisho lagu dooranaya Lix kursi oo ka mid ah 11-ka kursi ee Aqalka sare Somaliland ay ku leedahay.

Musharixiintaan ayaa gaaraya illa iyo 13 Musharax kuwaas oo dhamaantood ku tartamaya 6 kursi ayaa doorashadooda lagu wada in ay ka dhacdo Teendha ku taalla xarunta tababarka ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyooni.

Hoos ka akhriso liiska Musharixiinta Maanta la dooranayo

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments