Doorashada Saaka ka socota dalka Jarmalka ayaa waxaa Musharixiinta tartamaya ka mid ah Nuha Sharif Ali, oo ah gabar Soomaali ah.
Nuha ayaa ka sharaxan gobalka Hessen iyadoo u sharaxan xisbiga Die Linke oo ka mid ah xisbiyada ugu waweyn ee dalka Jarmalka.
Gabadhaan Soomaali Jarmalka ah ayaa ka mid ah kuwa u dooda xuquuqda dadka madowga ah iyo kuwa Islaamka.




From the comments