Dhuxusha ayaa maalmahan lagu gubaa deegaanka Weydow ee galbeedka Muqdisho, iyada oo la sameeyey goobo gaar ah oo ilaa 2KM ah isku wareeg ah.
Ganacsatada oo la lahlay Goobjoog News ayaa sheegaya in goobaha Al-shabaab lagusoo canshuuro geedi ahaan balse ay Weydow ku gubaan.
“Ma rabno in nala duubo, Shabaab miyaa naga daba keeni rabtaan, qolada Gaaska Cunaqabteyn ayey nagu rideen, duulaan ayaan ku aheyn, wax qaaliyoobey ma leh intii hore ayey taagan tahay”ayey tiri Haweeney ka mid ah ganacsatada.




From the comments