Goobjoog

Rooble Oo Markale Faray Hogaanka Villa Soomaaliya In Aan La Carqaladeeyn Kiiska Ikraan Tahliil

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga jawaabay wareegto ka soo baxday xafiiska Farmaajo Rooble ayaa ka digay in la qaado talaabbo lagu carqaladeynayo…

Rooble Oo Markale Faray Hogaanka Villa Soomaaliya In Aan La Carqaladeeyn Kiiska Ikraan Tahliil

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga jawaabay wareegto ka soo baxday xafiiska Farmaajo

Rooble ayaa ka digay in la qaado talaabbo lagu carqaladeynayo Cadaalad u helidda Kiiska Ikraan laguna sumcad dilayo Ciidamada Qalabka sida.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Rooble

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments