Wararka naga soo gaarayo deegan hoosta magaalada Guraceel ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta Wiil Dhalinyari loogu diilay aanoo qabiil.
Wiilka la dilay ayaa la sheegay in lagala dagay gaari uu saarna xilli uu ku siijeeday magaalada Caabuqwaaq.
Dilka ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Bali-hood.




From the comments