Goobjoog

FAO oo Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed

Hey’adda cuntada adduunka FAO ayaa waxaa ay Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed, taasi oo lagu hormarinayo wax soo saarka beeraha iyo daad-gureynta dalagyada. Musharuucan oo uu maalgeliyey midowga Yurub…

FAO oo Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed

Hey’adda cuntada adduunka FAO ayaa waxaa ay Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed, taasi oo lagu hormarinayo wax soo saarka beeraha iyo daad-gureynta dalagyada.

Musharuucan oo uu maalgeliyey midowga Yurub ayaa la sheegayaa in wax looga qaban doono dhul beereedka aadka u weyn balse wax soosaarka yare e Soomaaliya.

4 Track, 12 Mooto iyo lix Cagaf-cagaf ayaa loogu talo-galay in beeraldeyga ay u isticmaalaan safar iyo agab ahaan intaba, si ay ugu qabsadaan hawlaha lagama maarmaanka ah.

Mashaariicda midowga Yurub ayaa waxaa ay xoogga saaraan awoodsiinta beeraleyda, tababarkooda iyo arrimo kale.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments