Goobjoog

Doorashada Aqalka Sare: Jubbaland oo ay Ka Bilaabatay Hadaljeedinta Musharaxiinta Aqalka sare

Waxaa hadda Hoolka Daawa ee ku dhex taal xarunta madaxtooyada Jubbaland ka bilaabatay hadaljeedinta musharaxiinta aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah. Munaasabadda ayaa waxaa Goobjoog ka ah xildhibaannada Jubbaland iyo…

Doorashada Aqalka Sare: Jubbaland oo ay Ka Bilaabatay Hadaljeedinta Musharaxiinta Aqalka sare

Waxaa hadda Hoolka Daawa ee ku dhex taal xarunta madaxtooyada Jubbaland ka bilaabatay hadaljeedinta musharaxiinta aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Munaasabadda ayaa waxaa Goobjoog ka ah xildhibaannada Jubbaland iyo hey’ado kale oo maxali iyo caalami ah, oo ay ka mid yihiin guddiyada doorashada labada heer, guddiga xalinta khilaafaadka iyo qaar kale.

Akhriso: Musharaxiinta:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments