Goobjoog

Koonfur Galbeed: Waxaa La Dhisay Golaha Wakiilada ee Qaban-doona Doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa goordhow magaacaabay xubnaha xildhibaanada golaha wakiilada ee qaban-doona Doorashada Aqalka Sare ee BF. Koonfur galbeed ayaa noqonaya…

Koonfur Galbeed: Waxaa La Dhisay Golaha Wakiilada ee Qaban-doona Doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa goordhow magaacaabay xubnaha xildhibaanada golaha wakiilada ee qaban-doona Doorashada Aqalka Sare ee BF.
Koonfur galbeed ayaa noqonaya baarlamaankii 2-aad ee dowlad goboleedyada ah oo sidaasi sameeya kadib markii uu horay sidaa u sameeyey midka Jubbaland.
Akhriso: Qoraalka:
No photo description available.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments