Goobjoog

Ethopia oo Buuxisay Biyo Xireenka Xilli Aan wax heshiis ah Laga Gaarin.

TV-ga Dawladda Ethiopia ayaa haadda shaaciyay in la dhamaystiray buuxintii labaad ee biyo xidheenka webiga niil. Wejiga labaad ee biya xireenka ayeey dowladdu sheegtay in uu sii socon doono .…

Ethopia oo Buuxisay Biyo Xireenka Xilli Aan wax heshiis ah Laga Gaarin.

TV-ga Dawladda Ethiopia ayaa haadda shaaciyay in la dhamaystiray buuxintii labaad ee biyo xidheenka webiga niil.

Wejiga labaad ee biya xireenka ayeey dowladdu sheegtay in uu sii socon doono .

Dawladaha masar iyo sudaan oo horey uga biyo diidana buuxinta labaad ee biyo xireenka ayaanan ilaa hadda war ka soosaarin arinkan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments