Goobjoog

Col Saney iyo 3 Kale oo Ku Dhaawacmay Weerar Alshabaab ku Qaadeen Biyo-cadde

Qarax ismiidaamin ah ayaa la sheegayaa in lala beegsaday xero ciidanka Xoogga ay ku leeyihiin deegaanka Biya-Cadde ee Shabeelada Dhexe . Qaraxa waxaa ku dhaawacmay sida la xaqiijiyey 4 sarkaal…

Col Saney iyo 3 Kale oo Ku Dhaawacmay Weerar Alshabaab ku Qaadeen Biyo-cadde

Qarax ismiidaamin ah ayaa la sheegayaa in lala beegsaday xero ciidanka Xoogga ay ku leeyihiin deegaanka Biya-Cadde ee Shabeelada Dhexe .

Qaraxa waxaa ku dhaawacmay sida la xaqiijiyey 4 sarkaal oo uu ku jiro Col. Saneey Cabdulle Taliyaha guutada 4aad ee qaybta 27aad ee ciidanka Xoogga Dalka.

Alshabaab ayaa sheegtay iney dileen tobaneeyo, laakin dowladda ayaa beenisay.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments