Goobjoog

Siyaasiyiinta Somaliland Oo Farmaajo In Fara-gelin Ku Haayo Magacaabista Guddiyada Doorashada

Golaha siyaasiyiniita Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Farmaajo uu welli fara gelin ku haayo magacaabista xubanaha guddiga doorashooyinka Somaliland . Siyaasiyiinta ayaa sheegay in ay walaac ka…

Siyaasiyiinta Somaliland Oo Farmaajo In Fara-gelin Ku Haayo Magacaabista Guddiyada Doorashada

Golaha siyaasiyiniita Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Farmaajo uu welli fara gelin ku haayo magacaabista xubanaha guddiga doorashooyinka Somaliland .

Siyaasiyiinta ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan sida Farmaajo uu gacanta ugula jiro magacaabista guddiyada doorashada heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo guddiga xalinta khilaafaadka .

Hoos Ka akhriso qoraalka golaha siyaasiyiinta Somaliland 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments