Guddiga doorshooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday natiijada gobalka Maroodi-jeex ee golaha wakiilada iyo natiijada magaalada Hargeysa ee golaha deegaanka.
Xisbiga WADANI ayaa natiijada golaha deegaanka iyo wakiilada Hargeysa iyo Maroodijeex hogaaminayo .
Xisbiyada ayaana ka helay Golaha wakiilada maroodi-jeex natiijo ah:




From the comments