Goobjoog

Yaa Soo Gudbiyey 67 Xubin ee Ka Tirsanaa Guddiyada Doorashada ee Lagu Muransanaa

Ergada uu Rooble u saaray xalinta guddiyadii lagu muransanaa waxaa soo gaaray 67 xubin oo lagu eedeeyey (1). Iney yihiin ciidamo (2). Iney ka tirsan yihiin shaqaalaha dowladda (3). Iney…

Yaa Soo Gudbiyey 67 Xubin ee Ka Tirsanaa Guddiyada Doorashada ee Lagu Muransanaa

Ergada uu Rooble u saaray xalinta guddiyadii lagu muransanaa waxaa soo gaaray 67 xubin oo lagu eedeeyey (1). Iney yihiin ciidamo (2). Iney ka tirsan yihiin shaqaalaha dowladda (3). Iney taageero u yihiin Farmaajo.

Kooxdan oo ka kala tirsan FIAT iyo SIAT, waxaa gudbiyey Midowga musharaxiinta iyo labada xafiis ee baarlamaanka sida guddoonada aqalka sare iyo golaha shacabka.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments