Goobjoog

Rooble oo Bilaabay Fulinta Heshiiska, Magacaabana Ergo Soo Saarta Guddigii Muranka Dhaliyey

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka . Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil…

Rooble oo Bilaabay Fulinta Heshiiska, Magacaabana Ergo Soo Saarta Guddigii Muranka Dhaliyey

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka .

Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay ee doorashada .

Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu shegay in magacaabista guddigan ay timid kadib heshiiskii muqdisho 27 bishaan ku kala saxiixdeen madaxda federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka .

Goobjoog

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments