Goobjoog

Wasiirkii arimaha gudaha ee Galmudug oo shaqada laga ceyriyey kadib lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan.

Waayeel ayaa laga diray shaqada kadib markii uu si iskiis ah u dhisay golaha deegaanka Balanballe taas oo ay ka hor yimaadeen Madaxweyne Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Hoos Ka Akhriso…

Wasiirkii arimaha gudaha ee Galmudug oo shaqada laga ceyriyey kadib lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan.
Waayeel ayaa laga diray shaqada kadib markii uu si iskiis ah u dhisay golaha deegaanka Balanballe taas oo ay ka hor yimaadeen Madaxweyne Galmudug iyo ku xigeenkiisa.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments