Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa maanta tagay xafladda Afisyooni ee lagu saxiixayo heshiiska doorashada isaga oo ku qanacsaneyn waxa socda.
Inuu yimaado guddoomiye Xaashi waxaa kasoo shaqeeyey oo gurigiisa ugu tagay madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.
Mr. Xaashi ayaa ka biyo-diiday 5 xubin oo uga asteeyey 15 xubin oo ka tirsan guddiyada doorashada Somaliland ee FEIT iyo SEIT.




From the comments