Waxaa maalintiisi seddaxaad furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo shalay magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka .
Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda shanta dowlad gobaleed ee dalka , iyadoo banaanka shirka uu ka yahay Madaxweeynihii hore ee dalka Farmaajo .
Madaxda ayaan illa hadda aan shaacin heshiisyada ay gaareen , balse warar ay heshay GoobJoog News ayaa sheegaya in ay madaxda ay isla afgarteen qodobo horay dood uga taagneyd .




From the comments