Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada.
Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa.
Arrimaha Amniga
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada. Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa.…

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada.
Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa.
Ku dhawaaqidda golaha wasiirada Axmed Madoobe ayaa timid kadib doorashadiisii oo ay mudda dheer ka soo waregatay.

Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments