Goobjoog

Sacuudiga Oo Sheegay In aan Dhulkooda laga Arkin Bisha Shawaal

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in aanan dhulkeeda laga arkin curashada bisha Soon-fur . Sacuudiga ayaana ugu baaqay umadda Muslimiinta in berri la dhameystiro 30-ka ramadaan . Qoraal ka soo…

Sacuudiga Oo Sheegay In aan Dhulkooda laga Arkin Bisha Shawaal

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in aanan dhulkeeda laga arkin curashada bisha Soon-fur .

Sacuudiga ayaana ugu baaqay umadda Muslimiinta in berri la dhameystiro 30-ka ramadaan .

 

Qoraal ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in maalinta Koowaad ee Ciidda ay tahay maalinta Khamiista ah .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments